Maxaad kala Socotaa Danaha Qarsoon ee Imaaraadka u yimid Somalia iyo fashilka hada ku dhacay ?

 Waxaa rabaa in aan wax badan ka tilmaamo danaha qarsoon ee aan isleeyahay Imaaraadku waa uu u yimid Soomaaaliya oo waayadan noqotay masrax ay ku isku hardiyaan dalal shisheeye, ka dib markii ay soo baxeen siyaasiyiin Soomaali oo isku badalay dallaaliin aan waxba xeerineyn sida hadaba taagan. Hadabo, Anigoo ka duulayo aqoonta aan u leeyahay taariikhda Carabta, Tan … Continue reading  Maxaad kala Socotaa Danaha Qarsoon ee Imaaraadka u yimid Somalia iyo fashilka hada ku dhacay ?